Dhaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)

Meesha kubku u yaryahay ee canqawga ka sarraysa.

Dhaad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Neef qoob ka xirid si aanu u cararin. 2. Dheri, xeero, burjiko iwm tolid. 3. Wax fahmid ama garasho (cid). ld dhaag.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaad

yaadaddo | daaddeg | eeraan | jaamojoog | laama | qaash | raad-guri-cagaar | raari | abaddar | abbaayguddoy |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg