Dhagar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Khayaano.
Dhagar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gray, -gartay; -gri)Khayaano cid ku samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhagar ↴
faa'iideyso | aammin | afmiinshaar | afmiinshaaree | cimilgal | daaji | dabafur | dabammar | dabammaryo | dabbar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg