Dhexmar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld dhexmarid.

Dhexmar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax badan oo meel wada jooga ama meel ku wada yaal (dad, xoolo, dhir, bad iwm) ama gudo leh (aqal iwm) ama dalool (dhuun iwm) dhexdood marid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhexmar

caabbin | raadiyografi | saayiraad | xaglagooye | abraar | ambiyeer | asaraartan | dabar | dacwad | dagaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg