Dhood

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Faan; baan; tookh.

Dhood

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Hadal ammaan iyo isla weynaan huwan qof iska sheegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhood

bakool | daran | dhooddi | dhoodhow | dhoodid | dibir | gaaraabbidhood | maardhood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg