Dhudhun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ummo, m.dh)1. Gacanta inta u dhexeysa xusulka iyo sacabka. 2. Dhudhun iyo sacabka oo fidsan oo is wata (cabbir).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhudhun ↴
culaacul | cumaacun | curcur | dhudhumi | dhudhunkutaagle | dhudhunsad | dhudhunsan | dhudhunsanaan | dhudhunsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg