Dhurwaa

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-aayo, m.dh)

Dugaag yeyda wax xoogaa ka weyn, xoolaha laaya, ilko adag oo lafaha burburiya leh oo labada lugood ee dambe u gaaban.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhurwaa

haandhurwaa | dhac | dhoondhurwaa | dhurwaayo | god-dhurwaa | godkucarar | hintifay | jiifaa | radi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg