Digir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dabar. 2. Midab madow oo ilkuhu yeeshaan.

Digir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nooc dalagga ka mid ah, dhala miro u eg qaabka kellida, leh midabbo iyo jaadad kala geddisan. ld diir².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga digir

taab | oodaale | afardhegood | aram | biif | bocor | boqondhaw | caloolaweyn | daal | deebi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg