Digtoon

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Qof diyaar u ah wax uu filayo ahaansho. 2. Qof si toosan u taagan oo labadiisa lugood si simman isu garab yaalliin ahaansho (millatari).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga digtoon

baq | digtoonaan | digtoonaansho | digtoonow | feeyig | hagardaamo | jir | miyir | taxaddar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg