faro
(f.g/lg3) (-rtay, -ratay)1. Wax fandharasho. 2. Cid farriin u dhiibasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faro ↴
cantoobo [m.dh] (-ooyin, m.l)
In kol shanta farood iyo calaacasha lagu qabto oo buuxisa. ld cantoob, xantoobo.
dameerdibadeed [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Farow. 2. Dameer duur joog ah oo aan dadku munaafacaadsan.
dameerfarow [m.l]
Dameer weyn, banjoog ah oo leh midab diillimo caddaan iyo madow ah. ld farow.
dhegannuglow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-laaday, -laatay)
U dh.: qof waxa la faro si sahlan u qaata noqosho.
dhegannugul [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-glaa, -glayd)
U dh.: qof, waxa la faro si sahlan u fuliyo ahaansho.
faaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
ld faro¹ (1).
fanax [m.l]
Meesha laba farood oo kasta iska galaan.
faraley [m.dh]
ld Farammaggooggo; ld farooley.
farasho [m.f.dh]
eeg faro. ld faarasho.
faraxalo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ashay, -alatay)
1. Biyo faro ku dhaqasho. 2. Ka f.: hawl lagu guda jirey ebyid. ld faradhaqo, farammayro.