Firir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Cadad ama dhibco yaryar oo ka soo faniinay wax is haystay ama qarxay. 2. ld firdhid.

Firir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga:

(firdhay/firiray, firirtay; -rdhi/-riri) F./kala f.: wax wada jirey kala yaacid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga firir

xaabso | yaacsan | ururso | aruur | aruuri | aruursan | beelayso | biliq | firdhi | firdhid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg