Fuuli

Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Nafley meel aanay kori karin saarid. 2. Maxas gaadid ku qaadid. ld fuulsii, fuushii.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fuuli

raac | rab | beersaar | deeg | fanayso | fangal | fano | faras | fardafuulid | fardafuulis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg