Gabar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Midab madow oo iduhu dhabarka ku yeeshaan.

Gabar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bdho, m.l)

1. Haweyney aan weli la guursan; inan. 2. Cadrad. ld geber, gabadh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gabar

xambaar | xambaar | xambaaro | yarad | yooyootan | abtiyow | ardaaggal | ardaaggal | ardayad | baaluqad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg