Garaaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)(xis.) Jaantus muujinaya xiriirka ka dhexeeya laba tiro ama laba xaddi. Waxa la adegsadaa dhidibbo iyo kulann.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garaaf ↴
laace | ugu hooseeye | cadwoob | daata | dambeed | dhidib | ekogaraafi | ekokardiyogaraafi | furfurid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg