Daata
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(xis.) Xaqiiqooyin ama warar la isa siiyay ama la soo ururiyay si loo baro. D. waxa lagu muujin karaa garaaf jiitimeed, garaaf sawireed iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daata ↴
xaab | biyadhac | biyashub | deynhilato | dharab | gembis | gembise | gubaas | haldhac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg