Garnaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhexdhexaadin loo sameeyo dad wax isku haya. 2. ld garniqi.

Garnaq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday; -niqi)

U g.: laba qof oo wax isku haya dhexdhexaadi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garnaq

xaajaggal | caaddil | xaakin | dacwad | dhexdhexaadi | dhexdhexaadiye | garniqid | garsoore |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg