Gee
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-eeyay, -eysay)1. (f.g) Wax meel yiil ama joogay meel kale gaarsiin. 2. (f.mg) Isu g.: laba wax ama ka badan isku dari.
Hangeeyo*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Geel dhalaan qaaday ma dheera.*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
waa geed kamid ah dhirta cagaaran ee aan caleynta laheyn dadkuna cunaan iyo leh dhadhan dhaansi ah
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gee ↴
ibagujo | ibagurayo | ibajitaysan | obiyum | odayee | taab | ubax | ibajitow | gaabbaguul | gaabbaguul |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg