Habay

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. H. ah: weel cusub oo la tolay, markaa la agloolay oo hoorihii lagu shubo sii daaya. 2. ld habyid. ld habayo.

Habay

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-byay, -bayday; -byi)

Weel dareere lagu shubay sii dayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habay

jaangooyo | naatariyam-haydaroogsaydh | taallatiriyaad | tacliin | caddo | dabaal | dhabayn | dhabayoco | dhayogsi-rayboniyuuglig | dhismo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg