Hayn
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Geed abaareed aan qodax lahayn; dalluug.
Hayn
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg hay. ld hays².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hayn ↴
baahayn | eeg | gaal | haalhayn | haami | naawi | ogsidhayn | saado | saanaho | tabaabulshayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg