heec
(m.l)Itaaldarro ka muuqata dad ama xoolo ay baahi, cudur, iwm hayso.
heec
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)Dad ama xoolo, itaal darro awgeed la luudid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heec ↴
dheecaamid [m.dh]
ld dhacaamid.
dheecaan [m.l] (-aamo, m.dh)
ld dhacaan¹.
dheecaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -ami)
ld dhacaan³.
dheecaan-calooleed [m.l] (-dyo, m.dh)
(c.nafl.) Dheecaanka ay soo daayaan qanjirrada caloosha.
dheecaan-gaastarig [m.l]
(dhecaanno ..., m.dh) (c.nafl.) Iskujir asiidhan oo ka kooban cusbooyin aan orgaanik ahayn, haydarookoloorik asiidh, iyo insaymyo dheefshiid. Tusaale ahaan: bebsin, oo ay soo saaraan qanjidho ku safan calooshu.
heecid [m.f.dh]
eeg heec².
heeco [m.dh] (-ooyin, m.l)
Nayl rajo ah.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg