Istaag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Taagnaan aan dhaqdhaqaaq lahayn. ld istaagid.
Istaag
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)1. Jirka oo ligan lugaha meel ku hayn. 2. Socod ka joojin ahaasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga istaag ↴
haaneed | yoolaal | aawo | baal | buturi | caanallul | cirbadhiibsi | cirbadhiibso | cirbataag | cirbataag |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg