Jaw
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Yoon dhegta dhexdeeda laga dareemo, kaddib markii aad loo harraado.
Jaw
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Kaamil. 2. Jibaad meel fog laga maqlaaya. 3. Keli ah.
Jaw
Qaabnaxa: Erey Dareen | Exclamation Isrogrogga:Erey la yiraahdo kolka wax lala yaabo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaw ↴
caabbiri | unug-dareen-dhaqaaq | waalli | wadar | xajiintir | abjad | abyane huban | asaw | asiib | baqaal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg