Jildi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Galka buugta iyo kutubta dusha looga dahaaro. ld jaldi¹, jeldi¹.
Jildi
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)Buug ama kutub gal dusha uga dahaarid. ld jaldi², jeldi².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jildi ↴
jaldi | jaldi | jaldisasho | jaldiso | jaldiyasho | jaldiyid | jaldiyo | jallaad | jallaad | jallaadan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg