Joogsi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Astaan dhibic ah oo hadal dhan oo qoraal ah dhammaadkiisa lagu dhigo. 2. ld joogsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga joogsi

yohoon | aayad | astaamayn | bawaasiir | dhaqaaqjoogsi | dhibic | dhiig-joogsi | holac-kiishyaro | horjoogsi | isugujoogsi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg