Kacsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax aan degganeyn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kacsan ↴
kaabad | taag-dhuleed | uuro | badxir | baxsanaan | biyobax | buur | daras | dargad | deg |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg