Luuq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Wadiiqo yar oo aad ciriiri u ah hareerahana guryo ka xigaan.

Luuq

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-qo, m.l)

1. Cod gaar ah oo gabayada iyo heesaha lagu qaado; cod lagu dheeraysto oo laga xareediyo. 2. ld laaq¹.

Luuq

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(nax.) Weer qaybaheeda kala leh luuq kala duwan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga luuq

laab | qaad | aleeggad | aynshaad | balwee | biibbiile | duqush | gabay | geeraar | hees |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg