Masaar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)Qalab ka kooban daab iyo bir af leh oo geedaha iwm lagu gooyo; godin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masaar ↴
qaarri | ahraam | caleemasaar | caleemasaar | caleemasaarid | dhilis | dhilli | dhillis | dhillisan | dhilliso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg