Maxkamad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)1. Hoy dacwadda lagu qaado. 2. Xukun hab dawli ah loo qaado. 2. Dadka xukunka qaada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maxkamad ↴
waaran | xaakin | xad-awoodeed | ashtako | ballaq | kiismiskiin | lahaye | rafcaan | xaq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg