Miisaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

1. Qalab wax lagu cabbiro. 2. Culeys; culaab.

Miisaan

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aamay/-aanay, -antay; -aami)

Miisaan wax ku cabbirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miisaan

waafi | baraf-dhagax | cabbir-dhuleed | ciir | culaab | culus | dhuti | farmi | gaasir | gaasir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg