Muusika

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhawaaq dheguhu ku raaxaystaan dhabaq lahayn oo ka dhasha qalab ama wax ka badan oo la garaaco ama la yeeriyey. 2. Hees iyo qalab la tumayo oo wadajira. ld muusiqa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muusika

baan | biyaano | caroog | curi | fiyooliin | gambuus | hurdo diid | kaban | koox | luumbi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg