Nabad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Waxyeello iyo colaad la'aan. 2. Caafimaad iyo ladnaan.
Nabad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bday, -badday; -bdi)La n.: Qof, qof kale oo ay colaadi dhex tiillay la heshiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nabad ↴
og | nabaaddiineysan | nabaaddiino | nabadayn | nabadayn | nabadbax | nabadbax | nabadbixi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg