Nabadgelyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Xaalad nabad iyo degganaan leh oo lagu sugnaado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nabadgelyo

og | nabaaddiino | wadayaal | ammaan | ammaanee | ammaangeli | amni | baraar | danwadaag |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg