Nadiifi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Wax uskagga iyo wasakhda ka bi'in.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nadiifi ↴
xaaq | areebo | baaro | buraash | buraashan | caday | calasee | cidaad | cul | culay |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg