Nool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld nooli.

Nool

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Hantida inta aan moodka ahayn; duunyo la leeyahay.

Nool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld noolaan.

Nool

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-laa, -layd)

1. Wax nafi ku jirto ahaansho. 2. Wax aan dansanayn ahaansho (dab). 3. Ku n.: wax qof noloshiisu ku xirantahay ahaansho. Tus. “Cali wuxuu ku noolyahay mushaharkiisa.”

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nool

aakhiro | ubaxley | da' | caabuqtire | qaabile-kiimikaad | raacato | raaciye | daabbadqaad | gaadeeryo | haajir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg