Nud

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Meesha la iskaga xiro xarko, dun iwm.

Nud

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Xarko, marooyin iwm isku xirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nud

ma | baabila | ibitiiliyam | organ | beeryaro | cayddi | ciijiye-weyne | daan | dareenwade | dhuun-limf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg