Qalo

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Hal neef oo baadi ah.

Qalo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dareen ku dhasha nafleyda marka ay taagan yihiin meel aysan hore u joogi jirin ama ay la kulmaan dad aysan aqoon. 2. Q. ah: neef baadi ah oo xoolo uusan aqoon u tegay.

Qalo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-ashay, -alatay)

Si loo cuno xoolo gowracasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalo

tacdaar | waaqdhaacin | alaalabbaq | awlax | axan | axan | ayaamo | baalcad | bariggooyo | boorane |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg