Qarsoodi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Q. ah: arrin, hadal iwm oo aan la oggoleyn inla maqlo ama la arko; sir. 2. Q. ah: hadal hoos la isugu sheego si dadka kale aysan u maqal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarsoodi ↴
jaasuus | jaasuus | naasnuuji | xad | ajar | bareer | bareer | gogo | goldoox | haawo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg