Qiime
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Sicirka ay joogto badeecadi. 2. Waxtarka nafley ama wax kale ay leeyihiin. ld qayme, qiimad, qiimo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qiime ↴
gaado | jab | abyane huban | abyin-jeexeed | doorsoome-ku-xiran | fallis | fansaar-tirigonometari | furfurid | immisa | isle'egyo-seegmaweydo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg