Qoraal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Wax xaanshi dusheeda ku qoran. 2. Habka farta loo qoro. 3. Waddo falfal ah. 4. Habka qalabka geedaha laga qoro loo farsameeyo. 5. ld qorid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoraal

daabac | daabacaad | daabacan | daabece | eeg | naastro | qaansheeg | taariikhdii hore | tabbeello | ujeeddo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg