Sanduuq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

1. Shay ka samaysan qori alwaax ah ama bir oo dharka iyo alaabta lagu rito. 2. Meel lagu kaydiyo hanti hay'adeed iwm. ld santuukh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sanduuq

alaab | baakad | cabbee | cid | dubnad | khasaanad | khasnad | nacash | qafas | qafil |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg