Shax
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Cayaar dhulka lagu dhigto ama loox loo sameeyey korkiis oo laba qof lagu cayaaro. 2. Shilin yaryar oo aan ishu aad u qaban karin. 3. Jadwal.
Shax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Shax cayaarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shax ↴
oodan | qaar | xabbadqaad | xaglagooye | addin | adke | anshax | anshaxdaran | anshaxdarnaan | anshaxdarnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg