Siddo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Meel alaabta wax lagu rito sida dambiilaha, boorsooyinka iwm loo yeelo oo loogu talaggalay in gacanta lagu qabsado marka la qaadayo. ld sidde.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga siddo

uurkusiddo | baaldi | dhegaati | hayaamiso | huyun | ilmaggaleen | joog | kalloorad | kirli | labadhegood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg