Sisin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Geednagaar la beerto oo dhala miro yaryar oo saliid cuntada lagu darsado laga miiro. 2. Miraha geedka sisinta oo laga miiro saliid macsarada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sisin ↴
maankaal | boobe | cambuul | dhisaal | dhisaal | dhisaalan | macsarad | macsaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg