Soke

Qaabnaxa: Sifo | Attributive Isrogrogga:

Meel durugsan, halka ka sokeeya; meel dhow. Tus. “Togga sokadiisa ayay degganyihiin”.

Soke

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld suke.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga soke

casabo | colguri | dhowow | ehel | isbahaysi | isbahayso | jugleyn | qal | qareennimo | seeraar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg