Subag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Burcad la shiilay caaneeyada laga saaray miidda ka soo harta. 2. Baruurta la shiilo miidda ka soo baxda oo aan fariisan.

Subag

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bkay, -bagtay; -bki)

Wax subag marin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga subag

saaf | tabatabbo | xalwad | bax | bun | bunayso | burbur | cagaari | ciir | collob |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg