Sugan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)Aan ku xidhnayn, kana xor ah dhammaan astaamaha ku xeeran.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sugan ↴
eber sugan | caafimaaddarro | raadi | wadci | xaal | xagayso | ahaw | aqoondarnaan | aqoonla'aan | arbush |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg