Sun

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Maaddo haddii ay jirka nafleyda gasho ama oogada gaarto loo dhinto ama lala bukoon karo; waabaayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sun

waabaayo | saaq | waddac | abris | alif | bacaroor | bahalhoosaad | beer holac | beeryaro | bensiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg