Talo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Fikrad wax ku ool ah oo cid tuseysa sidii uu wax u qabsaan lahaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga talo

qaado | raargogol | waano | xaajo | arrimi | card-alxaal | fadhi | gacansayr | geeddan | gola-la-taliyaasha |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg