Taxane

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

1. (xis.) Teed tirooyin maangal ah (ama waxyaabo kale) oo qaab laydi leh. 2. (kiim.) Urur xaddiyo ah oo u habaysan dhinac u taxyo iyo joog u taxyo si ay u sameeyaan qaab teed laydisan. Badanaaba waxa lagu dhex xiraa laba bilood ama laba sakal. Taxaneyaasha ma aha qiime tireed sida sugayaasha. Waxaa loo adeegsadaa in lagu muujiyo xiriirka ka dhexeeya xaddiyada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taxane

taban | waagii macdanka | abwaan | alkahool | ambiyeer-beege | cal | gulukows burburin | kalasoocid | lambar | sheeko |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg