Toog
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-go, m.l)1. Kol; mar. 2. In kol naas laga dhiijiyo. 3. Roob yar.
Toog
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Aqoonta liishaanka. 2. Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toog ↴
waa | ontoogoni | cimil | daani | daani | dhaqays | dhaqayso | gonle | goonnibbaar | halgame |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg