Tuuro
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)1. (f.g) Wax meel isugu geysasho. 2. (f.mg) Wax meel isugu imaasho. 3. Timaha tuurid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tuuro ↴
eebo | laancigaaleed | bambaano | bud | buur-sameyn | fatuuro | gefer | halgaad | karuur | maddooyamaddooyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg